Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland Oo Kasocda G.Sanaag..

Warka Ka,imaanaya Deegaanka Hadaftimo ee gobolka Sanaag Ayaa sheegaya In Banaanbax looga soo horjeedo  Somaliland uu kasocdo Halkasi

Dadka banaanbax dhigaya oo isugu jire Qaybaha Kala Duwan Ee deegaanka   ayaa lagu soo waramayaa in ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee Hadaaftimo iyagoona ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Maamulka Somaliland.

Dad kamid ah Kuwii banaanbaxa dhigaya  ayaa sheegay in banaanbaxa looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa ay ciidamada maamulka Somaliland Ay kawado gobolka Sanaag.

Wixii warar ah Ee kusoo kordha Nagala soco Badweyn Online


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com