XOG:RW Kheyre oo qorsheynaayo in oo ka dago magaalada Hargeysa si siyaasada….

Warar hoose oo lagu kalsonaan karo aan ka helnay ilo u dhow dhow ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shegaayo in oo qorsheynaayo in safar oo kutago magaalada Hargeysa.

Xasan Cali Kheyre ayaa lashegayaa in qadka talefonka kula hadlay qaar kamid ah madaxda Soomaaliland gaar ahaan kuwa haatan talada maamulkaas haayo.

Xasan Cali Kheyre ayaa wado qorshe ismuujin ah madaama lagu wado in dhamaadka sanadkaan oo aas aaso xisbi weyn oo qaran kasoo oo gudoomiye kanoqon rabo.

Xasan Cali Kheyre ayaa damac siyaasadeed leh kasoo qorsheynaayo in doorashada soo socoto isku soo sharaxo.

Lama oga sida oga aqbali donaan madaxda maamulka Somaliland wallow Xasan Cali kheyre siweyn isku yaqanaan madaxda Somaliland madaama oo ka howl gali jiray hay’add norwijiyan ah oo Somaliland mashaariicyo ka fuliso.

Arintaan ayaa noqon doonto taariikh cusub waxaana noqon dontaa hadal heynta ugu weyn dowlada soomaaliya hadii Xasan Cali Kheyre ka dago magaalada Hargeysa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com