Xildhibaan Fiqi &30-kii Balanqaad ee MD Farmaajo waxaa ka run noqday magaciisa&[Qiimeyntii ugu yaabka badneyd-DAAWO]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si la yaab leh u qiimeeyay waxqabadkii 2-da sano ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo muuqaal la habeeyay laga sameeyay.

Xildhibaan Fiqi oo ka mid ahaa saaxiibada Farmaajo ee doorashadiisa ku taageeray, balse kadib ka hor yimid hab dhaqankiisa hoggaamineed, wuxuuna si qaabeysan mid mid uga daba tegay khudbadii uu Farmaajo ka hor jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in 30 balanqaad oo madaxweyne Farmaajo ka hor sameeyay Baarlamaanka markii uu xilka madaxweynaha u sharaxnaa ay isaga aragtiisa ka run ahayd magaciisa oo uu sheegay in la yiraahdo Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaa Fiqi 2sano Kadib Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaa Fiqi 2sano Kadib Madaxweyne Farmaajo

Posted by Dalsoor on Saturday, February 9, 2019


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com