MUUQAAL: Beesha Mukhtar Robow Oo Go’aan Culus Kasoo Saartay Xarigiisa, Wacadna Ku Martay Inan…

Odayaal iyo waxgarad ka dhashay beesha u kazoo Mukhtaar Roobow oo kulan ku yeeshay magaalada baydhabo ayaa war kazoo saaray xariga robow oo kor u dhaafay  mudo laba bilood ah kadib xiligii doorashada oo laga qabtay baydhabo isla markaan loo warejiyay xabsi ku yaala muqdisho.

Xubnaha odayaasha ah ee kulanka isugu yimid ayaa sheegay in madaxweyne farmaajo u balan ka qaaday sii deynta roobow balse uga baxay iyaguna ay go’aan ka qaaten dowlada farmaajo waxii ka dhashay xariga roobowna wax laga weydiin doonin, iyago tagaero u fidiyay durba maamulka Axmed Madoobe oo khilaaf kala dhaxeyay dowlada dhexe.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com