Maxaa iska Bedelay Habka Baarlamaanka Puntland u Ansixinaayo Wasiiradda cusub?

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u codeeyay in Wadar ahaan loo ansixiyo Wasiirada Cusub ee Madaxweyne Deni dhawaan soo Magacaabi doono.

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u codeeyay in si guud loo ansixiyo Golaha Wasiiradda, waxaana arintaasi ogolaaday 26 xildhibaan.

24 Xildhibaan waxay u ansixiyeen in mid mid loo ansixiyo Wasiirada.

3 Xildhibaana waa ka aamustay.

Sidaasi ayaa Baarlamaanku ku go’aansaday in wadar lagu ansixiyo Wasiirada cusub ee la sugayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com