MUUQAAL:Doodii Xildhibaanada Baarlamanka ee Ansixinta Wax Ka Badelka Xeerka Bankiga Dhexe ee Somalia

Akhristayaasha ku xiran Badweyn waxa halkan hoose idiin kugu soo gudbineyna kala duwaanaashihii doodii xildhibaanada baarlamaanka ay kaga dooden maanta wax ka badelka xeerka bankiga dhexe ee somalia oo la ansixiyay in qof ajnabi ah uu ka noqon karo gudoomiye.

Inkasto markii danbe la meel mariyay sharcigaas hadana xildhibaanada ayaa u muuqday kuwa ku kala aragtiya duwana ansixinta xeerkaas, waxana la filaya dhawaan in nin u dhashay dalka Ingiriiska loo dhiibo bankiga dhexe ee Somalia.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com