DHAGEYSO:Yaa hortaagan Amaanka Soomaaliya waxa xog kashaaciyay Aadan Barre Ducaale

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Oo ka mid ah Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa waxa uu runta ka sheegay in Soomaaliya Oo Nabad heshaa ay Dad badan faa’iido ugu jirto.

Gudoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo Boqolaal Qof kula hadlayey Bulshada London Ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayuu sheegay in Ahmiyad uleedahay Nabad ka dhalata Soomaaliya.

Waxa uu ku baaqay in Laga qeyb qaato dib usoo celinta Qabkii ay laheyd Soomaaliya,ayna iyagu Nabad buuxdo helayaan Hadii Soomaaliya Xasilooni hesho.

Xildhibaanka waxa uu sidoo kale ku baaqay inay ay muhiim tahay Maal geshi lagu Sameeyo Dalalka Kenya iyo Soomaaliya lagana faa’iideysto Dhaqaalaha laga sameyn karo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com