DHAGEYSO:Mid kamid ah Milkiilayaasha hotelada ugu waa weyn Muqdisho oo sheegay in dowlada ay…

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in ciidamada dowlada ee booliiska ay shalay ka horjoogsadeen tababar ay dhalinyaro ugu qabanayeen hotel ku yaalla magaalada Muqdisho.

Waxuu ku eedeeyey dowlada federalka in-ay culays badan ku hayso xisbigiisa iyo dhaqdhaaqyadiisa siyaasadeed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com