DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo mar kale qaatay Go’aankii ugu Adkaa & War ka cusub Xiisada QM iyo Somalia

Madaxweynha Jamhuuriyada Somalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay ama ku dhawaaqay Go’aan la yaab ku noqday beesha caalamka kaas oo xiligan Somalia Aan laga fileyn inay qaada karto.

Kulan qarsoodiya oo xasaasi ahaa isla markaana ay qaateen gudiga Go’aanada deg deg ah ama fulinta ee QM  kadib  Farmaajo ayaa lagu wargeliyay fulinta laba arimood balse waa uu diiday sababtana waa uu faah faahiyay iyadoo tani la fila waa ku noqoday beesha caalamka.

Dhanka kale mid ka mida dowlada Awooda buuxda ku leh QM ayaa duulaan xoogan kusoo qaaday somaliya iyadoo sidoo kale wadama qaarkood difaac u noqdeen dowladeena waxana soo shaac baxeysa in arinta cayrinta Haysom muran badan ka dhax abuurtay wadamo badan oo aduunka ka tirsan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com