DAAWO:Prof Yaxye Caamir” Sidee Nin Gaal ah Loogu Dhiibi Karaa Bankiga Dhexe ee Somalia & Hanti Muslim”!

Prof: Yaxye Caamir oo kamid ah shaqsiyaad sida gaarka ah ugu taqa susay maadada dhaqaalaha ayaa ka hadlay shaqsiga la qorsheynayo in loo dhiibo bankiga dhexe ee somalia waxanu ku tilmaamay mid aan wanaagsaneyn marka loo eego dhinacyada diinta qofkaas iyo taqsuskiisa.

Yaxye Caamir ayaa shegay in shaqada bankiga dhexe ee somalia iyo bankiyada la sheegay inuu ka soo shaqeyay ninka loo wado gudoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee somalia uu farqi u dhaxeyo shaqada bankiyadaas isla markaana meel looga dhacay destuurka dalka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com