FAALLO DHAGEYSO: Axmedyada Galmudug Arintooda Intee Bey Ku Dambeysay?+Xog La Fileyn

Waxaa Hubaal Ah inay weli umuuqato Galmudug mid Khilaafkeeda yahay mid aan dhinac udhicin lana dareemayo Xal Siyaasadeed mid ubaahan.

Galmudug ayaa Labo garab u kala jabtay kuna kala shaqeeya Labada Magaalo Ee Cadaado iyo Dhuuso mareeb.

Axmed Ducaale Xaaf waxa uu madaxweyne u yahay Galmudugta Fadhisa Dhuuso mareeb,halka Axmed Maxamuud Baasto uu isna hogaan yahay Galmudugta Cadaado.

Faallo uu diyaariyey Wariye Axmed Maxamed Jaamac Islamarkaana ciwaan looga dhigay Axmedyada Galmudug Arintooda Intee bey ku dambeysay ayaan idiin soo gudbineynaa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com