DHAGEYSO:Shaqsi muhiim u ahaa nolosha dad badan oo Soomaali ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka qaba xanuunka HIV-AIDS ayaa lagu toogtay galabta magaalada Muqdisho.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdirashiid Sheekh Cabdi Iidle ayaa ahaa madaxa wacyigelinta guddiga ka hortagga xanuunka HIV-AIDS, waxaana lagu weeraray degmada Yaaqshid.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Jamaal Axmed Cusman ayaa dilkan ka waraystay Guddoomiyaha dallada dadka la nool xanuunka HIV-ADIS Sheekh Sayid Abaa Cali Sheekh Maxamed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com