DAAWO:Dhacdo murugo badan oo laga shaaciyay lamaano xiligaan kunool magaalada Hargeysa

Waxaa magaalada Hargeisa lagu soo bandhigay  Qiso Jacayl oo Murugo badan , Kuna saabsan Wiil dhallinayro ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa Jacayl dartii makiinad ugu jar-jaray jidhkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA VIDEO

Waxaa sidoo kale Warbixintan aad ku daawan doontaa, Guushii ka dambaysay dhibaatadii ay soo mareen Markii Gabadhii Nin kale Guursaday, Kadibna Wiilkii uu Sucuudiga u Tahriibay, Hadana ay Gabadhii ka daba tagtay, Iyagoo hada kusoo noqday Hargeisa oo Reerkooda ku dhaqday, Allena uu ku Arsaaqay Ubad dhowr ah. DAAWO WAXA DHACAY.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com