Arin yaab leh Siduu jiirkan u argagax galiyay xildhibaannada Colombiya?

Jiir” waa hal ku dhig aad loogu isticmaalo siyaasiyiinta dalka Colombia ee lagu tuhmo inay geystaan falal musuqmaasuq ah.

Balse dibad baxayaasha dalkaas oo badanaa ku dhawaaqa erayga “Jiir” ayaa mid ka mid ah waxaa uu senetarrada maalintii Arbacada ahayd ku tuuray jiir nool.

Dadkii halkaa ku sugnaa ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyey.

Qaar ka mid ah senatarradaas ayaa qoslay waxayna la soo baxeen teleefonnadooda si ay muuqaal u duubaan.

Soomaali ka qeyb galay shirka dhalinyarada ee dalka Colombia

Senatarro uu ka mid yahay Angélica Lozano ee xisbiga Green Party ayaa damcay inuu muuqaal ka duubo dooliga. Iyadoo la maqlayey senetarrada oo magacyo kala duwan ugu yeerayey xayawaankan.

.

ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com