DAAWO:Mootoole Ka nasiib badan dunida xiligaan kuma sugno si dirqi ah uga bad-baaday shil

Sida ay maanta baahisay warbaahinta ka faaloota arimaha dhacdooyinka la yaab leh ee dunida maalin waliba ka dhaco ee Viral Hog ayaa baahisay muqaal aad u naxdin badan marna ku farxi doontit sida ninkaan oga bad baaday shilkaan halista badan.