DAAWO:Fanaanada caanka ah Xamdi Queen isaga baxday Fanka kuna biirtay….

Xamda Cabdi Axmed (Queen” oo ka mid ah fanaaniinta ugu caansan kooxda Xiddigaha Geeska ayaa magaalada Hargeisa uga dhowaaqday inay fanka ka fadhiisatay, oo imika wixii ka danbeeyana ay u wareegi doonto dhinaca ganacsiga.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA VIDEO

Weriyaha VOA Sagal Mustafe ayaa la kulantay Xamda oo kala sheekaysatay sababta ay fanka ugu baxday iyo sida ay imika u aragto heerka fanka Soomaalida.  ” Ducadii Hooyaday ayaa alle Aqbalay, Anigoo yar ayaan ka toobad keenay Fanka, Waxaan Noqon doonaa Ganacsato “ Ayay tidhi Xamda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com