Daawo Sawirada: Maalinta Mahrajaanka Galeyrka oo lagu qabtay dalka Masar

Meelo caalamka kamid ah waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta loogu magac daray maalinta Mahrajaanka Galeyrka, waxaana munaasabadan lagu soo bandhigayay galeyr kala duwan.

Goobaha munaasabada maalinta Galeyrka lagu qabtay waxaa kamid ah dalka Masar gaar ahaan magaalada Alexandria , waxaana dadka dhaqda Galeyrka kusoo bandhigeyn Galeyryo kala duwan oo lasoo qurxiyay.

Galeyrka ayaa ah shimbir la dhaqdo oo dadka qaar aad u jecel yihiin, waxaana munaasabada Mahrajaanka Galeyrka lagu soo bandhigaa shimbirkan oo aad loo soo qurxiyay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com