Xarumaha dowlada iyo Hotelada waa weyn oo ciidamo lasoo dhoobay iyo gawaari qaraxyo wado iyo dagalamayaal shabaab oo Muqdisho kujira…

Wararka aan haatan ka heleyno xarumaha dowlada iyo hotelada waa weyn ayaa shegaayo in lasoo dhoobay ciidamo dheeraad ah kadib markii xog deg deg ah la helay.

Xogta ayaa sheegeyso in magaalada kujiraan gawaari iyo dagaalamayaal kooxda shabaab katirsan oo doonaayo in geystaan weeraro kale oo argagax leh iyo dagaalamayaashii fulin lahaa.

Hotelada waa weyn caasimada iyo xarumaha dowlada ayaa haatan lagu arkayaa ciidamo dheraad ah oo lasoo dhigay daqiiqadihii ugu dnabeyse.

Xaalada Muqdisho ayaa haatan ah mid aad u kacsan kadib markii weeraro aad u waa weyn lagu qaaday meel dhowr tilaabo ujirta madaxtooyada soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com