Toos Udaawo muqaaladii weerarkii goor dhow kadhacay Muqdisho iyo muqaalo argagax leh oo kujiraan iyo dagaalkii oo toos ah

Ayadoo qaraxyo waa weyn iyo dagaal toos ah goor dhow kadhacay magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa nisoo gudbineynaa muqaaladii ugu danbeyse ee muqaalka laga qabtay weerarkaas.

Muqaalkan oo qabtay qof dhalinyaro ah xiliyadii ay socdeen weerarka oo laga daremaayo culeysska weerarkii maanta kadhacay agagaarka madaxtooyada soomaaliya.

Rasaas xoogan ayaa ku arki dontaan muqaalkan waxaana naga digniin ah dadka qaar in muqaalkan daawan madaama aad u xanuun badanyahay waxyaabaha kujiro oo dhaawacyo iyo dhimasho kamidtahay.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com