Maamulka Baahin oo Munaasabada Ciidda Awgeeda Dhambaal Farxadeed u Diraya Shacabka

Dhamaan Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha shabakada wararka Baahin.com Meel kasta ay Dunidda ka joogaan Waxaan leenahay inagoo ah Hoolwadeenadda Baahin Ciid Wanaagsan.

.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. Umadda Soomaaliyeed & Muslimiinta Waxaan Leenahay Rabi ha inaga Aqbalo RAMADAANKII aan soo soonay KAN-kiisa xigana Bash-bash & Badhaadhe ha’inagu gaadhsiiyo Rabi.

Waxaana Markale Farxadda la wadaageenaa Muslimiinta Dunidda Meel walabaa oo ay ka joogaan Ciidd Wanaagsan Hambaliyada iyo Farxdda Ku Ciidda Meelkastaa oo aad ku nooshihiin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com