Kim Kardashian oo la kulantay ayeeydii ay xabsi-daa`inka kasii deysay: SAWIRRO

Kim Kardashian West (37-jir) ayaa markii ugu horreysay la kulantay haweeneydii da`da aheyd ee ay xabsiga kasii daysay, taas oo ay sii deynteeda u kaashatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trumo.

Alice Johnson (63-jir) ayaa ugu xukuneyd xabsi daa`id fal dambiyeed daroogo lagu qabtay, waxaana lagu sii daayay mudo kadib codsi ay Kim Kardashin u gudbisay madaxweyne Trump xilli ay ku booqatay Aqalka Cad dhawaa.

Kim iyo ayeeyada ayaa isku baroortay oo isku dhag-dhagay, waxaana ay labaduba sheegeen in ay is jecelyihiin.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads